Hallo! Tracked shipping to Austria with Delivery Duty Paid for just €3.99  

Ship to
Austria
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Select your country

Americas

Europe

Rest of the world

portada Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur: Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur Maxaa Laga Dhaxlay? (in Somalí)
Type
Physical Book
Publisher
Language
Somalí
Pages
186
Format
Paperback
Dimensions
20.3x12.7x1 cm
Weight
0.19 kg.
ISBN13
9781729673454
Categories

Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur: Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur Maxaa Laga Dhaxlay? (in Somalí)

(Caliganay), Cali M. Cabdigiir (Author) · Createspace · Paperback

Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur: Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur Maxaa Laga Dhaxlay? (in Somalí) - (Caliganay), Cali M. Cabdigiir

New Book Imported to Austria
Delivery: 16 Sep - 23 Sep Shipping: 17 to 21 business days.
23,88 €
Import costs and 10% VAT included in the price ✅
23,88 €

Synopsis "Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur: Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur Maxaa Laga Dhaxlay? (in Somalí)"

Bikaacada buugga Soomaalidu ma laha dhaqan xusuusqor mana jiraan-amaba waa dhif-iyo-naadir maqal-muqaal laga duubay kufsigii, dhacii iyo dilkii la geysatay muddada dagaalka sokeeye-meel ahaan, Xamar haba ugu darraatee. Fadhiidnimadaas awgeed, xataa dhowr gaboodfale oo tusaale lagu qaato-oo qaarkood nool yihiin maammul kastana laga helayo, garsoorka la lama tiigsan karo. Waxa keli ah oo soo haray waa dhige iyo dhigane la isla doonto oo koox aad u yar go'aansatay in ay adeegsato. Bal iyana aan aragno aragtida bulshadu ka qabto. Uruurinta iyo baahinta dhacdooyinka dagaalka sokeeye, dad baa jecel in aan la taaban oo sidaas lagu halmaamo. Dadka sidaas jecel waxa ay og yihiin gaboodfalkii ka dhacday Xamar haba ugu xumaatee, laga soo bilaabo 1990-gaar ahaan, 1991. Intii samaysay oo qaarkood weli nool yihiin iyo intii ka dambeysay oo kobtii ka sii wadday, ma jecla cidda qorta sheekooyinkaas. Kooxna waa kuwaas lidkooda, oo wax kasta in bannaanka la soo dhigo bay rabtaa. Labodaas kooxood qolo ka duwan baa jirta. Waa sooyaal yahanno iyo inta la aragti ah. Jeclaan iyo nebcaanba, waxa ay og yihiin doorka sooyaalka. Dadku waxa uu ka walaacsan yahay timaaddadu waxa ay la soo hoyan doonto. Hase ahaatee, lama hilaadin karo waxa ay la imaan doonto haddii aan wax laga ogaan waxii hor u dhacay, ama tagtada.

Customers reviews

Frequently Asked Questions about the Book

All books in our catalog are Original.
The book is written in Somalí .
The binding of this edition is Paperback.

Questions and Answers about the Book

Do you have a question about the book? Login to be able to add your own question.

Opinions about Bookdelivery

More customer reviews