Tracked shipping to Austria with premium packaging for just 3,99 € 

Ship to
Austria
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Select your country

Americas

Europe

Rest of the world

portada Aqaldoog - Greenhouse (in Somalí)
Type
Physical Book
Publisher
Language
Somalí
Pages
106
Format
Paperback
Dimensions
22.9 x 15.2 x 0.6 cm
ISBN13
9781912411603

Aqaldoog - Greenhouse (in Somalí)

Axmed, Ciise Xaaji-Xuseen (Author) · Looh Press · Paperback

Aqaldoog - Greenhouse (in Somalí) - Axmed, Ciise Xaaji-Xuseen

New Book Imported to Austria
Delivery: 29 Jul - 31 Jul Shipping: 5 to 6 business days.
19,35 €
Import costs and 10% VAT included in the price ✅
19,35 €

Synopsis "Aqaldoog - Greenhouse (in Somalí)"

AQALDOOG (GREENHOUSE) Mushruucaan aqaldooga wuxuu kaa caawinayaa in aadan noqon shaqaale u shaqo taga shaqsi kale oo aadan kobcin shaqsigaas ganacsigiisa uun balse aad adigu noqon doonto loo-shaqeeye la kobciyo ganasigiisa. Mashruucaan wuxuu kuu abuurayaa hanti raasumaal ah oo kuu shaqeysa, cidna kuu qaban meyso saacad iyo waqti aad ku soo shaqo gasho balse adiga ayaa maamulanaya waqtigaaga, hantidaada iyo noloshaada guud. Waxaad noqon doontaa shaqsi bulshadda kaga jira meel wanaagsan oo waxsoosaar leh bulshadda deegaankaaguna wey kugu xisaatami doonaan, mid ku la ganacsadda oo kaa iibsada waxsoosarkaaga iyo mid kuu soo shaqo tagaba. Waxaan hubaa qofkii ku dhiirradda oo ka dhabeeya hirgelinta mashruucaan beeraha aqaldooggu in uu ku guuleysan doono noloshiisa. Haddaba, si loo la jaanqaado dunida casriga ee habka waxbeerasho, waxaa muhiim ah in la dhuuxo micnaha uu xambaarsanyahay buuggan qiimaha iyo qaayaha leh, laguna camal falo oo laga dhigto marjac ama habraac marka la fulinayo howl kasta oo ku sabsaan beerashada aqaldoogga, hadday ahaan lahayd qalabkiisa, dhismihiisa, dayactirka, habka ka hortagga cayayaanka iyo cudurrada, hababka waraabka ee kala duwan iyo waxsoosaarka guudba.Waxaan u rejaynayaa akhristaha buuggan in Rabbi kuu fududeeyo howshaan kuguna guuleeyo. CIISE XAAJI-XUSEEN AXMED waxuu ku barbaaray gobolka Banaadir halkaas oo uu kusoo qaatey waxbarashadii hoose/dhexe, ka dibna dalka dibaddiisa kasii ambaqaaday kuna qaatey aqoon kororsi. Qoraagu waa xeeldheere wax ka bartey beeraha iyo mowduucaan Aqaldoogga. Wuxuu muddo dheer ka soo shaqeeyey wadammada Talyaaniga iyo Iswiidhan. Waa xeeldheere waayo-aragnimo u leh aqaldoogga iyo sida wax loogu beero. Ciise waxuu go'aansadey in uu umadda Soomaaliyeed uga faa'iideeyo aqoontiisa ku saabsan aqaldoogga si uga shaqeystaan una qoray buugga "Aqaldoog-Greenhouse (Looh Press, 2025). Ciise hadda wuxuu degan yahay Iswiidhan.

Customers reviews

Frequently Asked Questions about the Book

All books in our catalog are Original.
The book is written in Somalí.
The binding of this edition is Paperback.

Questions and Answers about the Book

Do you have a question about the book? Login to be able to add your own question.

Opinions about Bookdelivery

More customer reviews